Skip to content

Link MyBank to EVC Plus and WAAFI

Connect your MyBank account to the WAAFI app, then move money between your account and your EVC Plus wallet from your phone.
MyBank campaign: "Si fudud u dhig lacagtaada EVC-ga ah akoonkaaga MyBank" (easily deposit your EVC money into your MyBank account)

Guide 2 of 3

Deposit: from EVC Plus to MyBank

Move money from your EVC Plus wallet into your MyBank account.

Tallaabooyinka lacag dhigashada

  1. 1Soo gal app-kaaga WAAFI
  2. 2Ku dhufo batoonka "Withdraw"
  3. 3Ku dhufo batoonka "To bank"
  4. 4Dooro akoonkaada MyBank ee aad lacagta u wareejinayso.
  5. 5Dooro lambarka EVC plus ee aad lacagta ka wareejinayso.
  6. 6Geli tirada lacagta aad wareejinayso.
  7. 7geli faahfaahinta.
  8. 8geli lambar-sireedkaaga APP-ka MyBank (Maahan kan Waafi).
  9. 9Ku dhufo batoonka "Withdraw"
  10. 10Hambalyo, waad ku guuleesatay lacag dhigishada Akoonkaaga MyBank.

Guide 3 of 3

Withdraw: from MyBank to EVC Plus

Move money from your MyBank account to your EVC Plus wallet.

Tallaabooyinka lacag bixinta

  1. 1Soo gal app-kaaga WAAFI.
  2. 2Dooro batoonka "Load"
  3. 3kadib Dooro "From Bank"
  4. 4Dooro akoonkaada MyBank ee aad rabto in aad lacagta ka wareejiso.
  5. 5Dooro lambarka EVC plus ee aad lacagta u dirayso.
  6. 6geli tirada lacagta aad wareejinayso.
  7. 7Halkan geli lambar-sireedkaaga APP-ka MyBank (Maahan kan Waafi).
  8. 8Halkan geli faahfaahinta lacagta aad wareejinayso.
  9. 9Kadib ku dhufo batoonka "Load"
  10. 10Hambalyo, waa ku guuleesatay lacag la bixida.

Need an account first?

Open a MyBank account online or at a branch, then register for mobile banking to use it with WAAFI.